Sunday, 12 July 2015

Aktarada Quruxda badan ee Sonakshi Sinha oo ku mashquulsan filimkeeda Akira oo ay la wado Aabaheeda ayaa xaqiijisay iney jileyso filimka ‘Force 2′.
28 jirtan ayaa la jileysa Force 2 Aktarka John Abraham.

Twitterkeeda ayey ku shaacisay iney RAW agent ku jileyso filimkeeda xiga ee Force 2.
Kani waa qeybta labaad filimkii Force ee soo baxay 2011 oo ay wadeen john Abraham, Genelia D’Souza iyo Vidyut Jamwal.
FORCE 2 waxaa soo saare ka ah Vipul Shah.

Sonakshi Sinha oo xaqiijiyay jaceylka John Abraham ee filimka Force 2 iney noqoneyso

  • Uploaded by: Unknown
  • Views:
  • Category: ,
  • Share
    / / / Sonakshi Sinha oo xaqiijiyay jaceylka John Abraham ee filimka Force 2 iney noqoneyso

    Aktarada Quruxda badan ee Sonakshi Sinha oo ku mashquulsan filimkeeda Akira oo ay la wado Aabaheeda ayaa xaqiijisay iney jileyso filimka ‘Force 2′.
    28 jirtan ayaa la jileysa Force 2 Aktarka John Abraham.

    Twitterkeeda ayey ku shaacisay iney RAW agent ku jileyso filimkeeda xiga ee Force 2.
    Kani waa qeybta labaad filimkii Force ee soo baxay 2011 oo ay wadeen john Abraham, Genelia D’Souza iyo Vidyut Jamwal.
    FORCE 2 waxaa soo saare ka ah Vipul Shah.

    «
    Next

    Newer Post

    »
    Previous

    Older Post

    About Unknown

    This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.

    Copyright © Fristsomali.com
    Blogger Templates Wallpapers Hack Wfi