Sunday, 12 July 2015


Dadka dhedheer gabihantooda waxaa heysato dhibaato u qaas ah, taaso aheyn aragtida gaaban ee lugaha dheedheer oo haatan eysan u muuqan dadka ey ku dhax noolyihiin.
Dhibaatadaasi waxey ka bilaawataa dhalashada qofka, badanaa ardayda dhedheer waxa lagu qasbaa in la dhaho kac fasalka ka bax, ardayda dhadheer badanaa waxeey istaagan leenka gadaashiisa taaso kalifeyso dharirkooda iyo aragtidooda. Hablaha ku nool dunida badanaa waa dad dhaadheer.




Iyago kala kulmaya dhibatoyin noloshooda. Scienceyahanada adunka waxey sadaliyeen in dadka dhaadheer ee sii bateen. Waqtiyada qaar shukansiga iyo guurka la shukansayo ama la guursanayo, raga qaar waxeey siisa kalsooni badan in ey guursadaan gabar iyaga ka dheer, dhirirka qofka uu leeyahay ma saameyneyso ilmaha ey iska dhalayaan midkooda hadi uu mid dheeryahay, dad weynaha qaar ayaa u meeleya in dhibato ku keeneyso. Dhibka uu dhirika leeyahay waa mid.
Qisada anu kor ku xusnay ma aha mid qof dheer saameysa ama qoraa, qoraha shekadan ma uusan ula
jeedin in uu qof ku saameeeyo. Qoraha shekadan Shweta Bachchan.




Aqli Production

Hablaha dheedheer oo qadka ka baxay qoraha shekada Shweta Bachchan

  • Uploaded by: Unknown
  • Views:
  • Category: ,
  • Share
    / / / Hablaha dheedheer oo qadka ka baxay qoraha shekada Shweta Bachchan


    Dadka dhedheer gabihantooda waxaa heysato dhibaato u qaas ah, taaso aheyn aragtida gaaban ee lugaha dheedheer oo haatan eysan u muuqan dadka ey ku dhax noolyihiin.
    Dhibaatadaasi waxey ka bilaawataa dhalashada qofka, badanaa ardayda dhedheer waxa lagu qasbaa in la dhaho kac fasalka ka bax, ardayda dhadheer badanaa waxeey istaagan leenka gadaashiisa taaso kalifeyso dharirkooda iyo aragtidooda. Hablaha ku nool dunida badanaa waa dad dhaadheer.




    Iyago kala kulmaya dhibatoyin noloshooda. Scienceyahanada adunka waxey sadaliyeen in dadka dhaadheer ee sii bateen. Waqtiyada qaar shukansiga iyo guurka la shukansayo ama la guursanayo, raga qaar waxeey siisa kalsooni badan in ey guursadaan gabar iyaga ka dheer, dhirirka qofka uu leeyahay ma saameyneyso ilmaha ey iska dhalayaan midkooda hadi uu mid dheeryahay, dad weynaha qaar ayaa u meeleya in dhibato ku keeneyso. Dhibka uu dhirika leeyahay waa mid.
    Qisada anu kor ku xusnay ma aha mid qof dheer saameysa ama qoraa, qoraha shekadan ma uusan ula
    jeedin in uu qof ku saameeeyo. Qoraha shekadan Shweta Bachchan.




    Aqli Production


    «
    Next

    Newer Post

    »
    Previous

    Older Post

    About Unknown

    This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.

     
    Copyright © Fristsomali.com
    Blogger Templates Wallpapers Hack Wfi