xaflada waxaana ay ku casuumayaan saaxibadooda qaas ah. Filimkan ayaa soo xareeyay Rs 100 crore waxaana uu noqday filimkii ugu horeeyay 2015 soo baxa ee maalinta ugu horeysa iyo toddobaadka ugu horeeya lacago badan laga helo. Varun Dhawan iyo Shraddha Kapoor ayaa si wadajir u sheegay
in ilaa iyo caruurnimadoodii ay saaxibo ahaayeen. Shradha Kapoor waxaa dhalay Aktarka Shakti Kapoor.
Aktarada Varun Dhawan iyo Shraddha Kapoor oo caawa ku dabaaldagaya Magaalada Bandra
Views:
Category:
AFlanta Hindiga,
News
