Saturday, 11 July 2015

Maalmahan waxaa leysla dhexmarayay gabadha la jileysa Salman Khan Filimkiisa soo socda ee Sultan.
Aktarada kala ah Deepika Paudkone iyo Kangana Ranaut ayaa la tilmaamayay midkood iney Atariishada Salman Khan u noqoneyso.

Laakiin Majaladaha India ka soo baxa ayaa maanta shaacinaya in  Directorka filimka Aditya Chopra uu doortay Atariishada lagu magacaabo Parineeti.

Aditya Chopra lama doonayo Salman Khan midkoodna Deepika Paudkone iyo Kangana Ranaut laakiin Aktaradan ayuu u calaamadeeyay iney la jisho Salman Khan.

Kani waa filim jaceyl oo la  wada sugayo.
-WWW.FIIRSONEWS.COM

Aktarada Parineeti oo jaceyl la sameyneysa doobka Bollywoodka Salman Khan

  • Uploaded by: Unknown
  • Views:
  • Category: ,
  • Share
    / / / Aktarada Parineeti oo jaceyl la sameyneysa doobka Bollywoodka Salman Khan

    Maalmahan waxaa leysla dhexmarayay gabadha la jileysa Salman Khan Filimkiisa soo socda ee Sultan.
    Aktarada kala ah Deepika Paudkone iyo Kangana Ranaut ayaa la tilmaamayay midkood iney Atariishada Salman Khan u noqoneyso.

    Laakiin Majaladaha India ka soo baxa ayaa maanta shaacinaya in  Directorka filimka Aditya Chopra uu doortay Atariishada lagu magacaabo Parineeti.

    Aditya Chopra lama doonayo Salman Khan midkoodna Deepika Paudkone iyo Kangana Ranaut laakiin Aktaradan ayuu u calaamadeeyay iney la jisho Salman Khan.

    Kani waa filim jaceyl oo la  wada sugayo.
    -WWW.FIIRSONEWS.COM

    «
    Next

    Newer Post

    »
    Previous

    Older Post

    About Unknown

    This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.

    Copyright © Fristsomali.com
    Blogger Templates Wallpapers Hack Wfi