Sunday, 12 July 2015

Aktarada Bollywoodka ayaa maanta u dabaaldagaya guusha taariiqiga ay soo hoysay gabadha Hindida ee Teniska ciyaarta Sania Mirza.

Sania Mirza ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay India oo ku guuleysta koobka ciyaaraha Teniska haweenka ee loo garanayo Wimbledon.

Shah Rukh Khan, Farhan Akhtar Sonakshi Sinha, Amitabh Bachchan, iyo Abhishek Bachchan ayaa ugu hambalyeeyay Sania Mirza guusha ay u soo hoysay dalkeeda.

Mirza iyo saaxibadeeda Martina Hingis ayaa la kala gudoonsiiyay labo koob.








Shah Rukh Khan oo 49 jir ah ayaa Twitterkiisa ku soo qoray waad u qalantaa Mirza guusha.

Amitabh Bachchan ayaa isagana yiri inaan kugu faano ayaad naga dhigtay inagoo dhan.

Hambalyeynta Aktarada ee Twitterka waa sidan.



Aktarada Bollywoodka oo ku faanaya guusha India ay u soo hoysay Sania Mirza

  • Uploaded by: Unknown
  • Views:
  • Category: ,
  • Share
    / / / Aktarada Bollywoodka oo ku faanaya guusha India ay u soo hoysay Sania Mirza

    Aktarada Bollywoodka ayaa maanta u dabaaldagaya guusha taariiqiga ay soo hoysay gabadha Hindida ee Teniska ciyaarta Sania Mirza.

    Sania Mirza ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay India oo ku guuleysta koobka ciyaaraha Teniska haweenka ee loo garanayo Wimbledon.

    Shah Rukh Khan, Farhan Akhtar Sonakshi Sinha, Amitabh Bachchan, iyo Abhishek Bachchan ayaa ugu hambalyeeyay Sania Mirza guusha ay u soo hoysay dalkeeda.

    Mirza iyo saaxibadeeda Martina Hingis ayaa la kala gudoonsiiyay labo koob.








    Shah Rukh Khan oo 49 jir ah ayaa Twitterkiisa ku soo qoray waad u qalantaa Mirza guusha.

    Amitabh Bachchan ayaa isagana yiri inaan kugu faano ayaad naga dhigtay inagoo dhan.

    Hambalyeynta Aktarada ee Twitterka waa sidan.




    «
    Next

    Newer Post

    »
    Previous

    Older Post

    About Unknown

    This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.

     
    Copyright © Fristsomali.com
    Blogger Templates Wallpapers Hack Wfi